text stringlengths 5 426 | audio audioduration (s) 0.77 36.7 |
|---|---|
Xiddigaha kubadda cagta waxay leeyihiin taageerayaal badan. | |
Xikmaddu waxay ka dhalataa waayo aragnimo iyo waxbarasho. | |
Xilliga imtixaanka lagu jiro hadalku waaa danbi. | |
xilligaas oo uu dalka Sucuudigu joojiyay in loo dhoofiyo xoolaha soomaaliya. | |
Xirfad. | |
Xirfadaha shaqo ee la xoojiyo waxay fududeeyaan kor u kaca nolosha Shaqo la aan waxay dhalisaa walwal badan. | |
Xirfadaha shaqo ee la xoojiyo waxay fududeeyaan kor u kaca nolosha. | |
Xirfadu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah waxbarashada. | |
Xiriirka bulsho wuxuu ku dhisan yahay is-aaminaad iyo wada-jir. | |
Xiriirka wanaagsan ee dadka shaqaalaha ka dhaxeeya wuxuu abuuraa wadashaqeyn wanaagsan. | |
Xiriirka wanaagsan wuxuu ka bilowdaa ixtiraamka labada dhinac. | |
Xisaabta barashadeedu waxay u baahan tahay dadaal. | |
Xisaabtu waa aasaaska sayniska iyo teknoolojiyada. | |
xog la?aan halisaha ku salaysan ismaandhaafka qiimayaasha suuqyada xoolaha iyo qorshaha siyaasadda. | |
xog-ogaalnimadii daneeyayaasha habdhaqannadii wanaagsanaa ee caalamiga ahaa iyo baahiyaha gaarka ah ee Soomaaliya. | |
Xogihii laga soo dheegay warbixinihii maalinlaha ahaa waxa loo sii kala saaray hab mawduucaysan oo ku qotoma su?aalo cilmibaariseed oo la sii dajiyay. | |
xoogga saar casharada oo si wanaagsan wax u aqri. | |
Xoogga saar meelaha aad daciifka ka tahay. | |
Xoogga saar meelaha muhiimka ah. | |
Xoogga saar waxyaabaha aad baratay. | |
Xoolaha ayaa kaalin wayn ku lahaa haqabbeelka cuntada sidoo kalena ahaa isha ugu muhiimsan dakhliga qoysas badan oo Soomaaliyeed gaar ahaan reer guuraaga. | |
Xoolaha nool ayaa door laxaad leh ka ciyaara haqab-beelka cuntada iyo habnololeedka bulshada Soomaaliyeed. | |
Xooluhu waa lafdhabarta qaabdhismeedka dhaqaalaha bulshada Soomaaliyeed. | |
xurnimdda waxey qaadatey soomaaliya 1 di luulyo 1960 kii. | |
Xushmadda iyo kalgacalka ayaa xoojiya xiriirka bulsho. | |
Xusuus. | |
Xusuusnow haddii aad dhacdo inadan niyad jabin. | |
Xusuusta wanaagsan waa furaha guusha. | |
Xusuusta wanaagsan waxay caawisaa waxbarashada. | |
Yaa rabaa inuu ka jawaabo su?aashan. | |
Yaarey cabsidu kaa qaadin awooddaada. | |
salaam. |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.