Datasets:
text stringlengths 27 156 | audio audioduration (s) 1.52 12.2 | speaker_id int64 1 11 |
|---|---|---|
Waxaan u raacay magaalo kale, markaasuu wuxuu watay basaska u kala baxa magaaladaas iyo Xamar. | 1 | |
Kadib, intaan jidka soconay, ayuu sheeko ila wadaagay. | 1 | |
Ane waan yaraa, waxaan ahaa gabar yar oo sheekadu markaas ugu horreso. | 1 | |
Wuxuu iga dhaa-dhiciyay inuu i guursado. | 1 | |
Waliba qaab qudbo-siro ah, anna waxba kama aqoon, xaaladaasi caadi bay ila ahayd. | 1 | |
Markii aan tagnay magaaladii aan u safraynay, xaafadii aan u socday ayuu i geeyay. | 1 | |
Wuxuuna iga qorte taleefankayga. | 1 | |
Wuu isoo wacay, fiidkii ayuu na iigu yimid guriga. | 1 | |
Kadib, subaxii dambe ayuu magaalada Muqdisho kusoo laabtay. | 1 | |
Soo-laabashadiisii dambe ee uu kusoo laabanayo magaaladeenan. | 1 | |
Waxaana ku heshiinnay, sida qorshaha uu ahaa markan, inaan is-mehersanno. | 1 | |
Goor fiid ah ayaan israacnay, waxaana u tagnay wadaad. | 1 | |
Waana la isku kaaya mehriyay. | 1 | |
Meher ma aheen, calaashaan xaaraan u fasixid ayaan ku macneeyay. | 1 | |
Habeenkaas wixii ka dambeeyay, wuu iska kay isticmaali jiray, anna nolosha isaga baa iigu horreesay, igamaysanba qasneen qasaaro iyo dhibaato. | 1 | |
Inay imaan doontana maskaxdayda kuma jirin. | 1 | |
Bil iyo xoogaa kadib ayaan xanuunsaday, waxaana dareemay dhibaato ila soo daristay. | 1 | |
Xaafad ayaa la iga dareemay, inay si wax iga yihiin. | 1 | |
Waxaa igu cuslaatay xaaladii, iyo waxaan reerkayga u sheegi lahaa maadaama. | 1 | |
Aan ogaaday, inan uur leeyahay. | 1 | |
Waxaan u sheegay reerkaygii, waxaana la igu yiri, ninkii ku qabey keen. | 1 | |
Asagii ayaan arintii u sheegay, balse wuu iga diiday. | 1 | |
Xataa wuxuu gaaray heer, uu taleefankiisii iska tuuro. | 1 | |
Mudo ayaan raadiyay, waxaana ka doonay. | 1 | |
Waxaan isku dayay inan la hadlo, balse wuu i caayay, wuuna i kala tuuray. | 1 | |
Waxaana arintii u sheegay, walaalkii iga weynaa. | 1 | |
Maadaama, xaaladii faraha ay ka baxday. | 1 | |
Walaalkaygii weynaa, wuxuu isku dayay, inuu ninka la xaajoodo. | 1 | |
Ayuu bosteejadii baabuurka oo taagan, ugu tagay. | 1 | |
Aniga iyo walaalkey, markaas, waa isla soconnaa. | 1 | |
Walaalkey, wuu la ballamay ninkii. | 1 | |
Caawo fiidkii, inay iskugu yimaadeen meel shaah laga cabo oo lagu caweeyo, ayay ku ballameen. | 1 | |
Walaalkay markii xiligii ballanta la gaaray ayuu tagay meeshii. | 1 | |
Maze durba wuxuu ula tagay labo nin oo qorya wata. | 1 | |
Sheekada inaa sii wado xiligaan way adag tahay, laakiin waaku qasbanahay inaa sheekada dhameeyoo; walalkay waa la dilay. | 1 | |
ninka reer kayaga u shaqeeynayay uguna weynaa dambigaasna anaa galay oo sabab saday. | 1 | |
dilkii walalkay anaa gacantayda ku keensaday, aabahay oo dhiigkar. | 1 | |
qabay, dhiiggii ayaa ku karay. | 1 | |
maalinki uu maqlay inaan uur qaaday ilaa iyo maalintii uu walalkay dhintay jiif wuu uu la’di waayay. | 1 | |
dilkii walalkay kadib dhiikarkii ayaa kusii batay, wuuna geeriyooday. | 1 | |
hooyaday oo joogto magaaladii Muqdisho. | 1 | |
anigana markaas aan kasoo tagay. | 1 | |
madaxa ayaa dhiig kaga furmay. | 1 | |
markay aabe iyo walaalkay israaceen. | 1 | |
wayna kadaba tagtay iyadanah. | 1 | |
Reerkee nii sidaas ayay saddex qof. | 1 | |
usal fatay xaalad ani ga aan geestay darteed, walow rabi uu qadaray. | 1 | |
aniga iyo labo gabdhoodoo iga yar yar. | 1 | |
oo ahan mida sabab teeda musii badaan ku dhacday, oo uurkeeda markii aan qaaday. | 1 | |
dhibkaa noo dhan reer keeniyoo lasoo darsay | 1 | |
Waxaa ceeb ah in wiil uu damco inuu xiriir bilaabo asagoo aan diyaarin qoys ahaan iyo dhaqaale ahaanba. | 2 | |
Xiriir diini ah wuxuu saldhig u noqdaa markasto guur waara oo barakeysan. | 2 | |
Shukaansi la’aan xuduud iyo qiyam diimeed wuxuu keeni karaa muran iyo ceeb la iska fogeeyo. | 2 | |
Gabar Soomaaliyeed waxay dareentaa kalsooni marka wiilku la yimaado waalidkiisa si sharaf leh. | 2 | |
Waxaa la arki jiray waagii hore in wiilka iyo gabadha la fadhisiin jiray meel bannaan oo hooyo/jigo ka fog si aysan is taaban. | 2 | |
Diinta Islaamka waxay mamnuucday in laba is jecel is taabtaan ama isku dhowaadaan ilaa meher laga dhigo. | 2 | |
Wiilkii guriga gabadha yimaado iyadoo waalidku og yahay wuxuu muujinayaa biseyl iyo mas’uuliyad. | 2 | |
Waxaa qurux badan in wiilka marka uu rabo gabar uu la tashado hooyadiis iyo odayaasha reerka. | 2 | |
Shukaansi furan oo lagu ixtiraamayo dhaqanka wuxuu abuuraa xiriir qoto dheer oo caafimaad qaba. | 2 | |
Dad badan oo hore u guursaday waxay sheegaan in xiriirkooda uu ahaa mid diinta iyo dhaqanka la jaanqaaday. | 2 | |
Waxaa laga rabaa wiilka inuu sugo ilaa meherka laga sameeyo si uu u muujiyo jaceylkiisa dhabta ah. | 2 | |
Gabar sharafta jecel ma aqbasho in lagu sameeyo xiriir asxaabnimo ah oo waqti lumis ku dhisan. | 2 | |
Dadka guurka dhab u rabaa waxay fahmaan in sumcadda gabadha iyo reerkoodu tahay ammaan la ilaaliyo. | 2 | |
Shukaansi sharci ah ma keeno cabsi iyo walwal, halka xiriirka qarsoon uu sababo culays iyo xanuun. | 2 | |
Bulshada Soomaalida waxay u arkaan in xiriir dad badan ogyahay uu ka wanaagsan yahay mid qarsan. | 2 | |
Waxaa jira xikmad Soomaaliyeed oraneysa: "Nin is qarinaaya wuu ogyahay waxa uu sameynayo inuu xun yahay. | 2 | |
Waalidka Soomaaliyeed ma ogola in gabadhooda lala kulmo meel shaki galin karta dhaqanka iyo diinta. | 2 | |
Gabadha qiimaha badan waxay rabtaa in loo maro dariiqa toosan oo waalid iyo odayaalba ku lug leeyihiin. | 2 | |
Xiriir laga bilowdo si furan oo karaamo leh wuxuu kor u qaadaa kalsoonida labada dhinac. | 2 | |
Waxaa ceeb weyn laga dareemaa gabar ama wiil lagu arko goob aan habbooneyn iyadoo la socdo qof aan sharciyad laheyn. | 2 | |
Wiilka og in uu yahay muslim dhab ah wuxuu u guntadaa in xiriirkiisa uu raaco shareecada. | 2 | |
Gabadhii guur rabta waxay ka digtoonaataa kuwa doonaya sheeko kaliya balse aan damacsaneyn masuuliyad. | 2 | |
Shukaansi xalaal ah waxaa lagu gartaa in wiilka uusan dalbanin wax aan shareecada ogoleyn sida taabasho ama sawirro sir ah. | 2 | |
Xiriirka diinta iyo dhaqanka ku dhisan wuxuu noqdaa mid waara, farxad leh, kana badbaada ceebaha bulshada. | 2 | |
Shukaansiga maanta lagu bilaabo fariimo qarsoodi ah waa mid aan waalid ogayn, mana laha barako. | 2 | |
Wiilasha qaar waxay gabdhaha kula xiriiraan si qarsoodi ah, taasoo ah wax laga xishoodo. | 2 | |
Diinta Islaamku si cad ayay u mamnuucday in wiil iyo gabar is raacaan iyadoo aysan is mehersan. | 2 | |
Dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed wuxuu lahaa xeerar lagu kala garanayo wiil wanaagsan iyo mid aan damiir lahayn. | 2 | |
Gabadha maanta waxay dhib kala kulantaa wiil been ku bilaabay sheeko aan sal iyo raad lahayn. | 2 | |
Fariimaha sirta ah ee habeenkii lays dhaafsado waxay dhaliyaan dambiyo iyo ceeb dabadeed laga shallaayo. | 2 | |
Gabadhii hore waxay ka fiirsan jirtay cidda la hadlaysay, iyadoo ka cabsi qabta ceebta iyo magaca qoyska. | 2 | |
Wiilka wanaagsan wuxuu toos ula hadli jiray waalidka gabadha uu xiisaynayo, isagoo muujinaya sharaf iyo damiir. | 2 | |
Waxaa caado noqotay in gabadh la sawiro iyadoo aan aqoon u lahayn halka sawirkaasi ku dambayn doono. | 2 | |
Shukaansiga maanta waxaa ku badan been, khiyaano iyo ballan qaadyo aan la fulin. | 2 | |
Guur aan ku dhisnayn wadatashi iyo ogolaansho waalid wuxuu noqdaa mid degdeg ku burbura. | 2 | |
Furriin badan wuxuu ka dhashay xiriirro bilaabmay si khaldan oo aan la ogayn. | 2 | |
Shukaansi kasta oo aan shareeco iyo dhaqanka waafaqsanayn waa waddo furan oo loo maro ceeb iyo ciqaab. | 2 | |
Gabadha qiimaha leh ma ogola xiriir bilaa sharci ah, waana ilaalisaa magaca qoyskeeda. | 2 | |
Dadka qaar waxay isu arkaan in la xiriirka gabadh si qarsoodi ah uu yahay wax caadi ah, balse waa khalad weyn. | 2 | |
Waalid badan maanta kama warqabo waxa ay caruurtoodu sameynayaan, taasoo keeneysa burbur qoys iyo ceeb. | 2 | |
Dhaqanka Soomaalidu wuxuu reebay in gabar iyo wiil meel cidlo ah iskula fariistaan iyadoo aan meher dhex oollin. | 2 | |
Gabdhaha intooda badan maanta waxay noqdeen dhibbanayaal lagu khiyaaneeyo sheekooyin jaceyl oo been ah. | 2 | |
Gabadhii aan la tixgelin waxaa lagula dhaqmaa si liidata, waana sababta dumarka qaar u niyad jabaan. | 2 | |
Sheekooyinka telefoonka iyo fariimaha sirta ah waxay noqdeen aalado lagu dumiyo nolosha dadka. | 2 | |
Gabadhii dhaqanka ilaalisa waxay sugtaa nin waalid la hadla oo u yimaada si xalaal ah. | 2 | |
Is fahan la’aanta xiriirada qarsoodiga ah waxay keentaa muran iyo kala tag degdeg ah. | 2 | |
Bulsho walba oo dhaqankeeda iska ilowda, ceeb ayay la kulantaa, kuna dambaysaa burbur. | 2 | |
Waalidka wanaagsan wuxuu u digaa caruurtiisa xiriir kasta oo aan xalaal ahayn. | 2 | |
Waxaa laga caadaystay in la is daawado iyada oo la isku sawirayo si dadban, taasoo aan ahayn dhaqankii hore. | 2 | |
Shukaansiga saxda ah waa mid waalidku og yahay, diintuna ogolaatay, kuna dhisan damiir iyo dhowrsanaan. | 2 |
End of preview. Expand in Data Studio
Somali Multi-Speaker TTS Dataset (11 Speakers)
This is a curated multi-speaker Somali Text-to-Speech (TTS) dataset containing 1,200 high-quality audio samples recorded at 24kHz. It is optimized for speech synthesis, voice cloning, and phonetic representation.
Dataset Structure
The dataset contains the following columns:
text: The Somali sentence (transcription).audio: The audio file sampled at 24,000 Hz.speaker_id: Unique integer ID (1 to 11) representing each of the 11 speakers.
Metadata & Search Keywords
- Language: Somali (so)
- Speakers: 11 unique voices (balanced gender representation)
- Audio Quality: 24kHz, mono, clean audio
- Total Rows: 1,200
- Total Duration: ~1.66 Hours (99.86 Minutes)
- Intended Use: Fine-tuning multilingual TTS models (e.g., coqui/XTTS-v2)
- Downloads last month
- -